Trump oo u hanjabay Saraakiisha bixiyey sirtiisa hada sababtay mooshinka xil-ka-qaadista

Xisbiga Dimuquraadiga ayaa dardar geliyey baaritaanka ku aadan in Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu awoodiisa si khaldan u isticmaalay kadib markii la helay xogta Telefoon uu kula hadlay Madaxweynaha Ukraine oo uu ka codsaday inuu kala shaqeeyo olole ka dhan ah Murashaxa Xisbiga Dimuquraadiga Joe Biden. Xogtan laga helay xiriirka Telefoon ee dhexmaray Trump iyo … Continue reading Trump oo u hanjabay Saraakiisha bixiyey sirtiisa hada sababtay mooshinka xil-ka-qaadista